Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal katirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka dibadiisa u aadaya aqoon kororsi ku aadan sara u qaadida xirfadaha Boliiska.

Saraakiisha iyo Kormeerayaashan ayaa u kala baxaya Yurub, Afrika iyo Aasiya waxa ayna ku soo baranayaan xirfadaha kala duwan ee la xiriira Boliiska.

Advertisement

S/Guuto Sulub Axmed Firin oo la hadlay Saraakiisha iyo kormeerayaashan ayaa kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan xirfadaha wadamada ay u ambabaxayaan sidoo kalana uga faa’iideeyaan xirfadaha ay yaqaanaan.

Previous articleBur dhacay oo lagu qabtay Bakhaar ku yaal suuq-bacaad+SAWIRRO.
Next articleAlshabaabka Dowlada isku soo dhiibaya oo sii kordhaya +SAWIIRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here