AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ah Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Somalia ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada isku xira shabeelaha dhexe iyo shabeelaha hoose.
Deegaanada uu gaaray taliyaha ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dagaalo u dhexeeya ciidaamda Dowlada iyo kuwa Alshabaab markaasoo guud ahaan tuulooyinkaasi laga saaray kooxda Alshabaab.

Deegaanada uu booqday Jen.Dayax waxaa ka mida kuwa hoos taga degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe,sidoo kale wuxuu booqday deegaano hoos taga Afgooye sida Jnbaluul, Daniga-baalow iyo Baqdaad.

Taliyaha wuxuu ciidamada uu agagaasi ugu tagay faray inay sii laba jibaaraan dardar-gelinta dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and rhinocerosMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 8 people
Previous articleMaxay tahay fariinta uu Hanti-dhowraha Qaranku shacabka hawada usoo mariyay
Next articleXildhibaano ay ku jiraan Madaxweynayaal hore oo qaadacay qorsha Dastuurka lagu meel marinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here