MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano isugu jira aqalka sare iyo Golaha shacabka oo tiradoodu tahay 72 mudane ayaa si weyn u uga hor yimid qorshaha Dowlada Somalia ay wax uga badaleyso kuna ansixineyso Dasuurka.

Xildhibaanadaan waxay ku andacoonayaan in nidaamka dastuur ansixinta aan loo marin wadadii saxda ahayd  islamarkaana laga tagay xeerarkii iyi hab raacii lagu ansixin lahaa dib u eegista dastuurka.

Advertisement
Qaadacada xildhibaanadaan saan u badan ayaa imaanaya xili asbuuca danbe lagu wado in la ansixiyo dasturka.
Qoraalka Mudanayaasha ayaa sidan u qoran:-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an illustration of ‎map and ‎text that says "‎ھ۹ነ BAARLAMAANKA JAMHUURIY YADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA THE FEDERAL PARLIAMENT OF SOMALIA FOR March 2024 Withdrawal Boycott about undersigned Ongoing Constitutional Review Process Somali federal parliament, review Federal stability nation. The conflicts, national meeting, group concerns proposal nclusion Regional base violated raised rules adoptiono the leadership procedures, undermining process's the and guarantees presented have while Constitution Additionally,3 articles and added that were present the clauses from original Constitution Hargeisa, Mogadishu Somalia Chapter from have Chapter clauses introduced. articles added. 8.Chr entirely ifteen clauses. and thirteen except from consists fsixteen and genuinely endorsement. holds rather implement rushing‎"‎‎May be an image of textMay be a graphic of blueprint and text that says "Mohamed Abdullahi Osman Irow Abdirahman Dhure Yariisow) Omar Sharif Omar Mohamed Sheikh Mohamed De Abdulahi Hashi Abiib Raysal Qorane Abshir Sen. Saeed Siyad Farah Abdi Abdulahi Kulane (Ameeriko) Xi Marwa Abdibashir Abdulahi Farhiya Yusuf Xil. Fowsiya Mohamed Sheikh Xil. Dahir Ayanl Sen. Farhan Hussein .parliament. 48. Abdikarim Sheikh Mahdi Mohamed (Qalato) Faysal Ahmed Mohamud (Wahaabi) Xil. Aynanshe Yusuf Hussein 52. Xil. Hassan Dhokir Mohamud Samira (Dhaanto) Awad Hussein Mohamed Dahir Hamsa Saeed Xil. Alwiya Abdulahi Adan Dini (Mohamedweli) Hayle Mohamed Xil. (Omar Sen Mohamud Mohamed Abdinur Jawaahir Abuukar Abdi Moalim Bishar Xil. Sahra Jama Ali Eng Abdikarim Omar Hussein"
Previous articleTaliyaha Ciidamada Lugta muxuu u sheegay ciidamada ka howlgala xadka Sh.dhexe iyo Sh.hoose+SAWIRRO
Next articleXukunka Dil ka dhashay Muran salka ku haayay Siyaasad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here