Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaasi uu ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Safaaradda.

Taliyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada dalka iyo dadaallada dowladdu ugu jirto la dagaallanka khawaarijta,

Advertisement

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaad ay xilli waliba diyaar u yihiin ka qaadashada Xoraynta dalka horumarka Soomaaliya.

Previous articleDowlada oo mar kale shaacisay Alshabaab la laayay
Next articleRa’iisulwasaaraha oo amar dul dhigay Hay’adaha Dowlada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here