Warbaahinta Dunida ayaa tabiyay inuu is casilay Taliyaha Sirdoonka milatariga Isra’iil, Aharon Haliva.
Taliye Aharon Haliva wuxuu noqonayaa sarkaalkii ugu horeyay ee xilka ka dego sababo la xiriira weeradii xamas ee bishi oktobar. wuxuu qirtay inuu wax ka qaban waayay oo uu ku guul dareystay weerarkii bishii Oktoobar ay Xamaas ku qaaday dalkiisa.
War murtiyeed ka soo baxay militariga Israa’iil ayaa lagu shaaciyay in Taliyaha uu ka tagi doono shaqada marka sarkal kale lasoo magacaabo.Dhanka kale dadka falanqeeyay arimaha ciidamada Yuhuuda ayaa aaminsan in taliyahaan shaqada ka tagay ay keeni doono in saraakiil sar sare ay sidaas oo kale iyaguna isu casili doonaan.
XAFIISKA WARAR 
DAYNIILE.COM
Previous articleKenya oo xukuntay dhaqtar Muslim ah oo ku eedeysan faafinta cudur halis ah 
Next articleHay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Caawa soo saartay Digniino iyo talabixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here