Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xalay cutubyo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed kala qeyb galay afur wadareed oo lagu dhiir galinayo Ciidankaasi maadama ay shaqo muhiim ah ka hayaan magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka,

U jeedka Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee kulankan afurka ah kala qeybgalay ayaa ahaa dhiiragalin iyo in la isfaro Holwaha shaqo ee Horyaala Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed maamada nagu soo foodleedahay Maalmaha farxada Ciida,

Advertisement

S/guuto Sulub Axmed Firin oo afurka ka dib lahadalay Ciidanka ayaa faray in la dar dargaliyo Howlaha shaqo ee Horyaalo lana xiriira sidii loo lab jibaarilahaa sugida amniga Caasimada iyo nawaaxigeeda,

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii dambe laba jibaaray sidii looxaqiijin lahaa amniga dalka Gaar ahaan Caasimada oo Mudooyinkii dambe laga dareemayay daganan Amni,

Mahadsanidiin

 

Previous articleHogaamiyaha SSC Khaatumo oo cafis u fidiyay maxaabiis
Next articleHoobiyayaal xalay ku dhacay nawaaxiga Madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here