MUQDISJO (DAYMILE.COM)-【Waxaa Xalay Muqdisho laga maqlay Hoobiyayaal ku soo dhacay xaafado ka mida Deggmada Warta nabada ee Magaalada Muqdisho.

Warar ku dhaw goobaha madaafiicdu ku dhaceen sida xaafadaha ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaan lagu sheegin wax dad ah oo ku geeriyooday.

Advertisement

Wararka qaar ayaa sheegaya in  dhaawacyo aan badneNJCIGQyn ay jiraan oo soo gaaray shacabkii ka dbawaa halka madaafiicdu ku dhaceen.

Dhanka Dowlada Somalia ma jirto wax masuula oo sharaxaad ka bixiyay madaafiicda xalay  ku soo dhacay xaafado Muqdisho ka tirsan.

XAFIIMA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleTaliye Sulub oo soo bandhigay Ciidamo dheeraad ah oo suga amniga maalmaha Ciida+SAWIRRO
Next articleVIDEO: Dhacdooyin dhimasho badan sababay oo Saaka  ka dhacday Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here