GAZA (DAYNIILE.COM)-Xamaas ayaa sheegtay in ay u gudbisay soo jeedin cusub oo xabbad joojin ah dhexdhexaadiyeyaasha Masar iyo Qatar oo qeexaya aragtida ku aaddan isdhaafsiga maxaabiista.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa qorshihii ugu dambeeyay ee xabad joojinta Xamaas ku tilmaamay wax lagu qoslo wuxuuna sheegay in golihiisa dagaalka ay ansixiyeen duulaanka dhulka ee lagu qaaday magaalada Rafah ee koonfurta Gaza.

Advertisement

Ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen waqooyiga magaalada Qaza kadib markii Israa’iil ay weerartay dad badan oo sugayay gargaar bini’aadantinimo.

Ugu yaraan 31,490 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 73,439 kalena waa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October.

SOURECE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
No description available.

Previous articleMilateriga Somalia oo maanta ka qeyb-qaatay daminta Deb maanta ka kacay suuqa Degmada Awdheegle+SAWIRRO
Next articleAdeegyo & Qaliimo dibeda loo aadi jiray oo lagu soo kordhiyey Guled Hospital (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here