MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka aan hada helnay ayaa xaqiijinaya in Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed uu din u helay xoriyadiisa.

Wariyaha ayaa u xirnaa Dowlada Soomaaliya gaar ahaan Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka,waxaana la xirey xalay.

Advertisement

Wariyaha oo qeybaha saxaafada ay dalbadeen in la sii daayo,sidoo kalana ehelkiisu aad u dadaaleen ayaa ugu danbeyn galabta la sii daayay.

Wariyaha ayaa lagu wadaa inuu ka warbixiyo sababta xarigiisa ka danbeysa gaar ahaan waxa lagu eedeeyay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleGud.aqalka sare muxuu kala hadlay Safiirka Talyaaniga+SAWIRRO
Next articleHay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hay’ado Caalami ah oo Muqdisho ku kulmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here