Xili dhawaan Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya ay qaadatay 3-kun Macalimiin ah ayaa war hada ka soo baxay wasaarada waxaa lagu sheegay inay mar kale qaadaneyso 3-kun Macalimiin cusub ah.

Xukuumada Dan-qaran ee Ra’isulwasaare Xamze Cabdi-Barre gaar ahaan wasaarada Waxbarashada ayay noqoneysaa inay saas 6-kun Macalimiin ah ku shaqa gelisay mudada sanadka ah ee ay jiraan.

Advertisement

May be an image of text

 

Previous articleIsbitaalka taqasusiga ah ee DALMAR oo xarun labaad ka furtay Muqdisho+SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Xasan oo Madaxda IGAD uga mahadceliyay  Doorkoodii qaadista cunuqabteynta hubka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here