Wasiirka Qorsheynta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene ayaa daboolka ka qaday in bishaan ay Somaliya ku biiri doonto Ururka bulshada bariga Afrika.

Dowlada Soomaaliya ayaa waqtiyadaan danbe dagaal ugu jirtay sidii ay uga mid noqon lahayd Ururkaaani.

Advertisement

“Soomaaliya waxa ay ku biiri doontaa bishaan ururka bulshada bariga Afrika oo mudda badan laga soo shaqeynayey”.ayuu yiri Wasiir Beene beene.

Hadaba halkaan ka daawo warbixintaan iyadoj muuqaal ah uu idin diyaariyay  Tv-ga Qaranka:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here