MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta xukuumada federaalka Somaliya oo maanta wareysi sinaayay VOA-da ayaa wax laga weydiiyay in mar labaad la soo doorto Madaxweynaha Puntrland  iyo waxey uga dhigantahay dowladda dhexe.

“Mad-madow siyaasadeed iyo kala aragti duwanaansh u dhexeysa dowlada dhexe iyo maamul goboleedka Puntland wuu jiri jirey Madaxweyne Saciid Danni ka hor hadana wuu jiraa,sidii awal looga heshiin jirey ayaana hadana looga heshiinaya”ayuu yiri Wasiir Al-cadaala

Advertisement

Wasiir ku xigeenka wuxuu intaa ku sii deray in ay Putland qeyb muhiima ka tahay dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowlada dhexe, waxaayna halkaan dowladu hambalyo iyo bogaadin u direysaa Mdaxweyne Saciid C/lllaahi Deni oo mar labaad loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka puntland.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIIILE.COM

Previous articleWasiir Al-Cadaala “Madaxweyne Xasan iyo shacabkiisa Boorama dareenka uunbaa isku mid ah laakiin waa been inuu isagu yiri banaan bax dhiga”
Next articleSAWIRRO:Cali Guud-laawe oo Caawa casho sharaf u sameeyay Ciyaartoyda Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here