Wasiirka arimaha dibada Xukuumada Faderaalka Somalia Abshir Cumar Jaamac Haruse ayaa goor dhaw ku dhawaaqay ku dhawaaqay inuu is casilay.

Wasiirka ayaa dhawaan isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha Puntland, arintaas darteed inuu talaabadaan u qaaday ayaa la rumeysan yahay.

Advertisement

Qoraalka Masuulkaan  uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa  u qornaa sidaan:-

Bismilaah.
Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka December/2023 go’aansaday inaan iska casilo xilkii Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, anigoo aminsan in aan si hufnaan iyo daacadnimo ku jirto ugu adeegay qarankayga, ilaaliyeyna mas’uuliyadii balaarnayd ee madaxda qaranku igu aamineen.
May be an image of text

 

Previous articleMaxkamada G/banaadir oo xayiraad ku soo rogtay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka
Next articleTiro Dagaal-yahanada Daacish ka tirsan oo lagu qabtay Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here