Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta la kulmay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS Ambassador Maxamex El-Amine Souef, taliyaha ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding iyo Taliyaha Booliska ee ATMIS.

Advertisement

Arrimaha labada dhinac ayaa kulankooda dadaallada nabad dhiska, xasillinta deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo  qaar kale, iyadoo kulanku uu ku soo dhammaaday is fahan ku aadan sidii loo xoojin lahaa howlaha hor tabinta leh ee labada dhinac ay ka wada shaqeynayaan

Sidoo kale kulanka Axmed Macalin Fiqi ayaa imaanaya Xili la sheegay in Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya la sheegay in bilaha soo socda la dhimayo.

 

Nairobi

Previous articleXildhibaan Jacfar oo wacdaro ka dhigay wadamada Yurub
Next articleMadaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada Kenya KDF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here