Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka Iskaashiga Ganacsiga Hey’adaha Dowliga ah iyo kuwa aan Dowliga aheyn ee gaarka loo leeyahay (PPP).

Shirkaan oo ah kii 8-aad ee lagu qabto Dalka turkiga ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta arrimaha Haweenka iyo ku garab siinta ganacsiyada muhiim ka ah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo Raaxa M.

Janaqow ayaa sheegtay in doorka ugu muhiim san ay ay u taagan tahay uu yahay horumarinta iyo xoojinta qorshayaasha haweenka Soomaaliyeed, xili maanta loo dabaaldagayo maalinta caalamiga ah ee Haweenka 8-March.

May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 1 person, dais and text
Previous articleTaliska CID-da Somalia oo Xafiis ka furtay Safaarada Somalia ee Nairobi
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here