Wiil uu dhalay Odey dhaqameedka Gobena Hola ayaa la dilay xili uu ka tirsanaa Jam-hada Oromada.

Odey dhaqameedkaan oo dhawaan baraha bulshada Soomaaliya caan ka noqday ayay Soomaalidu u taqaan Laftii-Nagaa.

Odey dhaqamed kaan wuxuu booqday Magaakada Hargeysa  markaasoo isagoo duceynaya uu yiri !afti-Nagaa waana sababta ereygaas caan uga noqday baraha markii fasir kale loo qaatay madaama socdaalkiisa iy9 murankii badda uu isku soo aaday.

 .odeydhaqmeedkii safarka ku tagay Somaliland bilowgii sanadkaan, ayaa waxa uu sheegay in la dilay wiilkiisa.

“geerida wiilkeyga Waxaan  ka ogaaday baraha bulshada”ayuu yiri Odey dhaqam eedku.

Sida BBC Somali sheegtay Maamulka goblka Oromadu waxay sheegeen in ay talaabo ka qaadeen ka dib markii uu bilaabay in uu beegsado dad shacab ah.

XAFIISKA WARARKA DAYNIILE.COM

Previous articleWasiirka Difaaca muxuu kala hadlay Madaxa UNSOM
Next articleWaa kuma Orod-yahanka uu Madaxweyne Xasan gudoonsiiyay Bilad Sharafta+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here