MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Badda Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa loo dhisay Isbitaal u gaar ah gudaha Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Taliye kuxigeenka Ciidamada Xoogga Dalka ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray xaruntaasi cafimaad.

Advertisement

Sarkaal munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in ishitaalkaani gaarka ah lagu daweyn doono Ciidamada Badda Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Badda iyo Taliye xigeenka Ciidamada Xoogga ayaa mid mid u galay qolalka Ishitaalka loogu talo galay ciidamada Badda.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleBooliiska Puntland oo dib usoo celiyay Geel laga soo dhacay dhanka Galmudug+SAWIRRO
Next articleSarkaal muhiim u ahaa Dowlada oo Saaka ku dhintay Dagaal ka dhacay Gobolka Sh.hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here