Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali, oo howlo shaqo u jooga dalka Kenya, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay xarumaha labada aqal ee Baarlamaanka Kenya.
Guddiga joogtada oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali shacbaan Ibraahim, ayaa u kuurgalay inta ay ku jireen Booqashadooda howlaha shaqo ee Sanate-ka Kenya iyo xarumaha ay ku shaqo galaan labada Aqal.
XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA






