Waxaa Caawa Dalka Moroco ku balansan Xulalka kubada Cagta Eswatini Soomaaliya iyo Xulka Eswatini.

Kulankaan wuxuu qeyb ka yahay is reeb-reebka tartanka kubadda cagta Qaramada Qaarada Afrika 2025-ka.

Advertisement

Ciyaartu waxay ka dhaceysaa Garookka   Stade El-abdi waqtigana waa 10:00 fiidnimo ama afarta saac ee caawa.

Xulkeena kubada cagata wuxuu qaatay tababar sare waxaynabrajadu u badan tahay inaan ka guuleysan karno dalka Eswatini oo aan kubada cagta lagu aqoon.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDal Carbeed oo rajo ka muujiyay Xabad joojin ay gaaraan Xamaas iyo Israa’iil
Next articleJilaaga aan muslimka ahayn ee aqriya Quraanka bisha Ramadaan iyo sababta ku kaliftay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here