Adis-ababa (dayniiile.com-Waxaa mar kale Maxkamad la soo taagay Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (cabdi-iley).

Masuulkaan hore waxaa loo heysta dil ,bur burin hantiyeed  iyo abaabul dagaal kaasoo ay ku dhinteen dad badan. Maxkama waxaa laga horsheegay inuu masuul ka yahay dhimashada 59 ruux,dhaawaca 266,sidoo kale burburinta 412 milyan lacagta

Xeer ilaalina ayaa xusay inay cadeymeyno  sax ah hayaan kaaoo muujinaya danhiyada loo heysto Cabdiileey.

Marar badan ayaa sidaan oo kale maxkamad lo spo tagaay walina lama hayo go’aan maxkamdeed.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Advertisement
Previous articleDowlada Kenya oo laga dalbaday inay sii deyso ama maxkamdeyso Somalia kenyan u xiran
Next articleDagaal Xooggan oo Alshabaab iyo Kenyaanka ku dhex-maray Nawaaxiga Xerada Dhadhaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here