Xildhibaanada Somali-Kenyaanka  ayaa dowladda ka dalbaday inay  wax ka qabato sarkaal ka tirsan dowladda hoose ee ismaamulka Nairobi laguna magacaabo  Cismaan Khaliif Cabdi kaasoo xabsiga isaga jira kadib markii dhawaan la afduubtay.

Xildhibaanada Somali-Kenyaanka ah ayaa Dowlada ka codsaday inay Cismaan Khaliif Cabdi Maxkamad soo saaraan hadii danbi lagu hayo ama ay si degdeg h xoriyadiisa u siiyaan.

Advertisement

“qofka danbiilaha waa in sharciga la horgeeyaa laakiin qof iska xiran wax dacwad ama cadeyn ahna laga heyn waxaan codsaneynaa in la iska sii daayo”ayuu lagu yiri warka ka soo baxay xildhibaanada Soomaalida ee Kenya.

Ehalada Masuulka xiran ayaa saxaafada la wadaagay in wiilkooda jimcihii hore kooxo hubeysani afduubteen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO VIDEO: Xaalada Magaalada Baladweyne
Next articleCabdi Iley oo mar kale Maxkamad la soo taagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here