Ciidamada Kenya oo  wata gaadiid dagaal iyo Alshbaaab ayaa ku dagaalamay  nawaaxiga xerada Qaxootiga Dhadhaab.
Dagaalkaan oo ka dhaca inta u dhexeysa xagardheer iyo Dhadhaab ayaa  waxba la iskula Laharin ,waxaa ku dhintay  ciidmo walow aan faahfaahin laga helin
Kooxda Alshabaab ayaa  sheegatay nay iyagu weerarka qaadeen ayna hal gaari ka gubeen ciidamada milataarka Kenya.
Masuuliyiinta Dowlda Kenya wali war  kama soo saarin dagaalkaan xili maalmihi ugu danbeeyay Dowladau uguHanbjabeysay  Alsjabaab  inay  Kenya ka saarayaan ayaa hadana arinkaasi muuqan
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleCabdi Iley oo mar kale Maxkamad la soo taagay
Next articleRoobab xooggan oo maalmaha soo socda ku soo fool leh Dalka oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here