MUQDISHO (DAYNIILE.CO)-Waxaa goor dhaw meydka Luul C/casiis laga qaaday Isbitaalkq Digfeer iyadoo loo qaaday qabri ku yaal Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.

Dadweyne badan ayaa buux dhaafiyay isbitaalka Digfeer markii laga qaadaayay meydka kuwaasoo isugu jira asxaabtii haweeneyda dhawaan uu ninkeeedu ku gubay Muqdisho iyo ehelkeeda.

Advertisement

Waxaa lagu wadaa in Deegaanka Jaziira lagu aaso meydka haweeneyda xili ay filinjeer ku jirtay bil ka badan.

Doraad ayay ahayd markii ninkeedii hore Ed nafta dhaafiyay maxkamadu ku xukuntay dil toogasho ah inkastoo abuukaatihiisa uu racfaan ka qaatay xukunka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleShirka amniga goobihii laga saaray Alshabaab oo lagu qabtay Kismaayo+Sawirro
Next articleMashruuc si Samafal ah arraga loogu fiiqayo boqolaal qof oo ka socda Isbitaalka Dalmar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here