Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir soconaya mudo seddex maalmood ah.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalka Turkiga waxaa uu uga qayb gali doonaa shir ay isugu imaanayaan madaxda Baarlamaanada wadamada Islaamka asagoo sidoo kale kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda baarlamaanka dalkaasi.

Advertisement

Previous articleTahriibayaal ku geeriyooday Badda  Jabuuti kadib markii dooni la degtay
Next articleSarkaal ka hadlay dagaal Xalay Ka dhacay duleedka Deg.Xawaadleey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here