Koox Tahriibayaal ah ayaa la sheegwy inay dooni kula degtay Badda Dalka Jabuuti.
Sida ay shaacisay Hay’ada socdaalka ugu qaabilsan Qaramada Midoobe IOM tirada tahriibayaaha ayaa ahayd 77 ruux.
Hay’adu waxay sheegtay inay geeriyoodeen 16 ruux halka la soo badbaadiyay 44 ruux,sidoo kale waxaa lala’yahay 18 ruux.
Hadaba halkaan ka dhageyso warbixin aan ka soo xiganay Saab Tv:-
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleBeenta iyo Markabka Turkiga
Next articleAdan Madobe oo goor dhaw u safray Dalka Turkey+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here