MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska Somalia Sadiiq Doodishe ayaa tira-koob ku sameeyay dhacdooyinkii argagaxa lahaa ee ka dhacay Muqdisho Sh.hoose bishii hore iyo bishaan.

Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in 5 dhacdo ay Muqdisho ka dhacday halka laba dhacdo kalana ay ka dhacday deegaano hoos taga Gobolka Shabeelaha hoose.

Advertisement

Dhacdooyinka argagaxa leh waa kuwii qoysaska u dhexeeyay ee nimanku xaasaskooda dileen oo gubeen iyo xaasaska iyagana nimankooda dileen oo gubeen.

Haddaba warbixinta Afhayeenka halkaan ka daawo muuuqaal aan ka soo qaadanay warbaahinta qaranka:-

Previous articleXOG: Madaxweyne Xasan iyo Muuse Suudi oo markii ugu horeysay kulmay tan iyo markii khilaafku soo kala dhex-galay
Next articleMadaxweyne Xasan oo Caawa waqti la qaatay dhalinyaro ku fiidsaneysay Jubba Hypermarket+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here