MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha cusub ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka  ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta booqday xarumaha Hey’adda ee Magaalada Muqdisho.
Sanbaloolshe waxaa socdaalka ku wehlinaayay Agaasimihii hore Mahad salaad oo soo kala tusayaayay Sanbaloolshe sida ay shaqada uga socoto xafiisyada.
Booqashada xarumahaan waxay ku soo aadeysaa xili Beri oo Talaado ah lagu wado in Agaasimaha cusub ee NISA uu si rasmi ah ugala wareego xilka agaasimihii hore.
Mahad Salaad ayaa dadka siyaasada odorasa waxay aaaminsan yihiin inuu wax badan qabtay balse kaliya xilka looga qaadayo laba arin oo is biirsaday kuwaasoo kala ah inuu ku fashilmay ka hor taga weerarkii Hotelka SYL oo madaxtooyada u muuqda iyo damac ka soo galay xilka Madaxweynaha Galmudug.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 7 people and suit
May be an image of 3 people, newsroom, dais and text
May be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people and text
Previous articleMuxuu salka ku hayaa Howlgalka Milatarigu ka wadaan Geddo+SAWIRRO
Next articleMaxaa ka jira in Mareykanku ka digay Weeraro iyo qaraxyo alshabaab ka fulinayaan Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here