MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Saaka ku balansan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho halkaasoo labada aqal isku arkaan.

Wararka la xiriira ujeedka kulanka maanta ayaa sheegaya in ajanduhu yahay ansixinta xisaab xirka sanadeedka 2022.

Advertisement

Xildhibaanada labada aqal ayaa lagu war-geliyay kulanka saaka laga doodi doono marka hore ajandaha kadibna loo codeyn doono.

Wixii shirkaasi ka soo baxa haduuna qabsoomo wararkeena xiga ayaad kala socon doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleKoox dadka leysa oo ka dilaacday Mombasa
Next articleDowlada Itoobiya oo ka hadashay hadal heynta ka dhalatay damacooda dhul boobka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here