Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale.

Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Advertisement
Previous articleShamuure Qabiilkii?
Next articleRa’iisulwasaaraha oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada CID+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here