Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay eedaysane Maxamed Cabdi Xirsi oo ay Ciidanku ku soo qabteen isaga oo hubaysan,isla markaana dad shacaba ka dhacayay Mobile da gacanta , isla markaana horey Taleefano kala duwan uga dhacay dhallinyarada iyo dadka xaafadaha magaalada .

Eedaysanahan ayaa isaga oo 5 Taleefon soo dhacay hal habeen ayey Ciidanka oo gacan ka heleya dadka Xaafadahaasi ku guulaystay in ay saacado gudohood ku soo qabtay isaga oo isku dayaya inuu jebiyo Lambarada qarsoon (Password) ee ku xidhan Mobile dan.

Advertisement

Dhinaca Kale , Ciidanka ayaa sheegay in ay maxkamad hor geyn doonaan eedaysanahan isla markaana la marin doono sharciga u dejisan Maamulka SSC-Khaatumo.

Afhayeenka Taliska Guud ee Ciidanka Police ka.
Dhamme Barre Ducaale.

Previous articleGudoomiye Aadan Madoobe muxuu kala hadlay Safiirka Talyaaniga+SAWIRRO
Next articleMaamulka Puntland oo maanta dil toogasho ah ku fuliyay nin hore dil u geystay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here