Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalka Soomaaliya uu...
Dagaal Maalintii Saddexaad ka socda Laas-Caanood
Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah uu dagaal ka socdaa Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamada Somaliland oo...
Xukuumadda Soomaaliya oo Amarro cusub & Digniin la dul dhigay Imaamyada Masaajidaha
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ammaro cusub oo la dul dhigay imaamyada masaajida, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed .
Qoraalka kasoo baxay wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta...
Madaxweynaha Hirshabelle oo sameeyay Magacaabis layaaba leh & Sababta
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu xalay soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Dhaxe iyo Duqa magaalada.
.Wareegtadan ayuuna Cali Guudlaawe mar kale ugu magacaabay...
WAR-SAXAAFADEED: MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND OO SI ADAG UGA HADLAY DAGAALKA LAASCAANOOD
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha Puntland ayaa soo dhoweeyey go’aamada Masiiriga ah ee ay soo saareen Isimada...
XOG: Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku wajahan dalka Qatar
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamze Adan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda danjiraha dowladda Qatar ee Soomaaliya Amb. Abdullah bin Salem Al...
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo soo saartay amarro Imaamyada masaajidda looga digayo inay...
Wasaaradda oo xoojisay amarro horay uga soo baxay ayaa soo saartay amarro seddax qodob ah oo digniin adag loogu dirayo culumada, gaar ahaan khadiibyada iyo imaamyada masaajidda.
Wasiiradda diinta ayaa culumada uga...
Ma dulmiyaa? Ma isku Dira?Ma daacadaa?ilxumaddii Maanta aan soo arkay ilma fiicneeyn
Shalay waxaan arkay Lo' badan oo ey hor socdaan Ciidanka ilaalada deegaanku. Nin ayaan weeydiiyay sababta. Waxa uuna igu yiri: Dowladda Hoose ayaa Seminar u qabanee Lo'da. Waan ku qoslay, waana...
Isimada gobolka Sool oo si weyn usoo dhaweeyay go’aanka dowladda federaalka ka qaadatay dagaalka...
Isimada gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn ee shirka uga socday magaalada Laascaanood ayaa si weyn usoo dhaweeyay go’aanka dowladda federaalka ay kasoo saartay xiisada isku rogtay dagaalka.
Afhayeenka...
Iskuul ku yaalla Kenya oo sharci ka dhigay in gabdhaha timaha laga xiiro
Qaar ka mid ah ardayda cusub ee sanadka koowaad ee dugsiyada sare u tagaya iskuulada ku yaalla galbeedka Kenya, ayaa timaha laga xiiray, si ay ugu hoggaansamaan xeerka "dharka" ee adag.
Ardaydan...