Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Eeda Jabuuti ay Dowladda Soomaaliya...

0
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay Eeda Jabuuti ay Dowladda Soomaaliya ujeedisay. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo xubin ka ah Urur Goboleedka IGAD isla markaana taageere u ah aragtida...

Banaanbaxyo waa weyn oo ka dhacayo magaalada Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxaa caawa laga dareemayaa qaban-qaabada dibed-bax balaaran oo beri la filayo in lagu qabto magaalada, kaasoo lagu taageerayo talaabadii uu Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ku saxiixay metelaada gobolka...

Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada Gobolka Banaadir Cabdiqadir Maxamud CaanoBoor oo wax badan ka...

0
Gudoomiya Ku Xigeenka Koowaad ee Gobolka Banaadir ee Dhanka Maaliyada Cabdiqaadir Maxamud Caano Booro ayaa noqday shaqsigii ugu horeeyey 20kii sano ee la soo dhaafay hab maamuus shaqo ee dhanka Maaliyada...

Gudoomiye Cumar Finsh oo soo dhaweeyey 13 aqalka sare ee loogu daray gobolka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mahadceliyay saxiixa qaraarkii Golaha...

Aboorka inta aanu kugu tufin ayaa lagu Tufaa

0
waxaan xusuustay maanta maah maahdan markaan aqriyay qoraal cusub oo la soo gaarsiiyay warbaahinta kaasoo lagu sheegay. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay hiray ugusoo gudbiyeen...

Kaftanka mourinho vs klopp kulanka caawa ee totenham vs liverbool

0
Kaftanka mourinho vs klopp kulanka caawa ee totenham vs liverbool. Macalinka totenham mourinho ( waxaan ka jeclahay ma jirto marka àan koox weyn la ciyaarayo shabaqana waa ka jirtaa goolna waa ka...

Golaha Wasiirrada Jubbaland ayaa soo dhaweeyay warbixintii guddida IGAD ay ka soo saareen khilaafka...

0
Golaha Wasiirrada Jubbaland ayaa soo dhaweeyay warbixintii guddida IGAD ay ka soo saareen khilaafka Kenya iyo Soomaaliya. Jubbaland sidoo kale waxa arrin la yaab leh ku tilmaantay aflagaado ay sheegeen in dawladda...

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR

0
  Muqdisho, Jannaayo 28, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha...

Dowlada Federaalka oo ka hortimid gudiga Doorashada ay magacabeen Jubbland iyo Puntland

0
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hor yimid Guddiyada doorashada Heer Dowlad goboleed ee xalay soo magacaabeen Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. Wasiirka arimaha Gudaha...

advertisement

APLICATIONS

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo geeriyooday dhaawac culus ka soo gaaray...

0
    Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac culus ka soo gaaray shil gaari oo uu ku...

Ninba dhan u badi!

HOT NEWS