Advertisement

Lukaku oo mar horeba cadeeyay mowqifka suuqa kala iibsiga ee Milan

0
Romelu Lukaku ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Milan, laakiin weeraryahanka Belgian ayaa sheegay December 2021 inuusan waligiis u saxiixin Rossoneri.   Wareysiga ayaa la sii daayay Sky Sport Italia dhamaadkii 2021, isagoo...

MW Xasan Sheekh “Cunaqabateynta hubka saaran Somalia caqabad ayey noqotay”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga dalka, waxa uuna u jeediyay codsi xooggan...

Shiinaha oo Caalamka ugu baaqay in la horumariyo hannaanka siyaasadda ee Somalia

0
Ergayga joogtada ah ee dowladda Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ku baaqay in la sameeyo dadaallo lagu horumarinayo hannaanka siyaasadda ee Soomaaliya,xilli uu ka qeybgalay shirka golaha ammaanka...

Soomaaliya oo in ka badan 1.2 Milyan oo Neef Dalka ka dhoofisay.

0
Wasiirka Xannanada Xoolaha XFS Xasan Xuseen Eeleey oo faah-faahin ka bixiyay tirada xoolaha sanadkaan Soomaaliya laga qaaday si loo gowraco Ciiddul-Adxaa ayaa sheegay in dalka laga dhoofiyay in ka badan 1.2...

SAWIRO:- Kulamo xal loogu raadinayo Shaqaaqadii Baraawe oo socda

0
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada CQS Col Liiban Cali Yarow ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad col Hassan cali nur Shute. Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ayaa Maanta...

Jubbaland oo Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo geyneysa Gobolka Gedo iyo xiisad ka dhalatay

0
Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Gaadiidka dagaalka  ayaa la filayaa in dhawaan la geeyo degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan kuwa...

UK oo ku boorisay beesha caalamka inay taageero caalami ah siiyaan Soomaaliya

0
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dhanka siyaasadda, waxaana ay beesha caalamka ka codsatay in ay kaalmo gaarsiiso dalka. Wakiilka joogtada UK ee QM, Barbara...

Wararka xamaasada leh ee Kylian Mbappe oo ku biiray Real Madrid

0
. Waxay noqon kartaa ciyaar shax dheer oo dhexmarta dhammaan dhinacyada ay khusayso. Laakiin suurtogalnimada ay Real Madrid kula soo saxiixan karto Mbappe xagaagan ayaan la iska indho tiri karin. Mbappe ayaa u...

War deg deg ah Dalxiisayaashii saarnaa markabkii la la’aa oo la shaaciyay inay geeriyoodeen

0
Ilaalada xeebaha Mareykanka ayaa goor dhaw shaaciyay in la rumeysan yahay inay dhinteen dhammaan rakaabkii saarnaa markabkii gunjiska ahaa ee ay la socdeen dalxiisayaashii maalqabeenka ah oo maalmihii ugu dambeeyay la...

Weight loss

- Advertisement -