Advertisement

Todobo ciyaaryahan oo Milan oo keeni karta ka dib iibkii Tonali ee Newcastle

0
Iyadoo Sandro Tonali uu ku wajahan yahay ka bixitaan aan caadi ahayn oo San Siro ah, Milan ayaa durba bilaabaysa inay dejiso bartilmaameedyo dhowr ah oo ay ku keeni karto lacagta...

Shir looga hadlayo Xasilinta & soo kabashada degaanadii la xoreeyey oo furmay

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan Heerkiisu Sarreeyo oo looga hadlayo Xasilinta iyo soo kabashada deegaannadii laga xoreeyey Al-Shabaab. Shirkan ayaa inta uu...

Golaha Wasiirada Puntland oo Go’aano kasoo saaray dagaalka ka dhacay Garoowe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud ahaan Puntland,  Arrimaha deegaanka iyo  qodobo kale. Golaha Wasiirada Puntland...

SSC-Khaatumo oo ka jawaabtay hanjabaadii Taliyaha Millateriga Somaliland

0
Qoraal kasoo baxay bahda dhaqanka ee SSC-Khaatumo, ayaa lagaga digay dhibaatada ka dhalan karta, hadii anay Somaliland ciidankeeda dib u qaadin, oo ay dagaalo cusub qaado. Qoraalka kasoo baxay isimada dhaqanka ayaa...

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo maanta fadhi ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta kulmaya, iyagoo ka wada hadlidoona xaaladda siyaasadeed, amni iyo bini’aadinimo ee Soomaliya. Golaha ammaanka ayaa sidoo kale ka dhegaysandoona madaxweynaha Soomaaliya warbixin ku saabsan xaaladihii ugu...

Hawlgallo ka socda degmada Baardheere ee gobolka Gedo

0
Xaalada Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa degan maanta ka dib weerar ku bilowday Qaraxyo Alshabaab ay ku qaadeen Xarunta ADC oo  laguTababaro  Ciidamadda dawlada federaalka Soomaaliya . Ciidamada Dawlada Soomaaliya ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Difaaca Maraykanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin. Austin ayaa ku bogaadiyay  Madaxweynaha ...

Waa sidee Xaalada Magaalada Garowe

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Nugaal  ayaa sheegaya in Xaalada Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ay degan tahay, balse  dhaqdhaaqyo Ciidan halkaas ay ka jiraan . Ciidamo ka Tirsan maamulka Puntland ayaa...

Hay’adda Nisa oo ka war bixisay Hawlgal lagu dily Xubno ka Tirsan Alshabaab

0
War qoraal ah oo  ka soo baxay hey’adda NISA oo ay Faafisay wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey xogta howlgal culus oo dhacay Shabeelda Hoose, kaas oo lagu dilay in...

Weight loss

- Advertisement -