Advertisement

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo maanta xilka la wareegay

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore Jeneraal...

Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow “Soomaaliya waa in laga hirgeliyaa nidaamka ku haboon ee doorasho...

0
Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow oo ah La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay Talo ku aadan sidii looga bixi lahaa Nidaamlka 4.5 oo 25 sano ee la soo dhaafay...

Wasiirka warfaafinta Puntland: Doorashada madaxweynaha xilligii aan u garano ayaan qabanaynaa

0
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in doorashada madaxtooyadu dhicidoonto xilligii ay iyagu u gartaan inay ku dhacdo. Wasiirka  ayaa caddeeyay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin doorasho qabiil,...

DFS oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso dhibaatooyinka ay la kulmaan Soomaalida ku...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wax ka qabaneyso dhibaatooyinka loo geysto Soomaalida ku ganacsata Dalka Koofur Afrika kuwaas oo marar kala duwan la kulmay weerarro uga yimid kooxo burcad...

Wararkii ugu danbeeyay Isku-day Afgembi oo ka socda dalka Ruushka

0
Madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa wacad ku maray inay ka takhalusi doono hoggaanka militariga Ruushka, oo uu ku eedeeyay inay weerar ku qaadeen ciidankiisa, halka dacwad oogaha...

ATMIS oo ku wareejisay ciidan xoogga dalka Soomaaliyeed Saldhig kuyaala Hirshabeelle

0
 Ciidanka ATMIS ayaa si horudhac ah ugu wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saldhig ciidan oo ay gacanta ku hayeen. Waa saldhiggii labaad ee lagu wareejiyo ciidanka xoogga dalka, si ay qeyb...

Axmed Yaasiin ” Raashinka gargaarka ah ee Itoobiya laga joojiyay waxa uu saameyn wayn...

0
Wasiirka Xafiiska Maareynta Khataraha iyo Masiibooyinka ee dowlad degaanka Soomaalida Axmed yaasiin Sheekh Ibraahim oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gargaarkii kala duwanaa ee USAID ay siin jirtay dalka Itoobiya...

Gen. Odowaa oo ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay

0
Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, S/Gaas, Odowaa Yuusuf Raage, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababtii dhawaan xilka looga qaaday, kadib wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaliga ee VOA-da. Gen. Odowaa...

Shacab dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyo ka dhacay Shabeellaha Hoose

0
Saddex qarax oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa ka dhacay deegaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxyada oo ahaa miinada...

Lukaku oo mar horeba cadeeyay mowqifka suuqa kala iibsiga ee Milan

0
Romelu Lukaku ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Milan, laakiin weeraryahanka Belgian ayaa sheegay December 2021 inuusan waligiis u saxiixin Rossoneri.   Wareysiga ayaa la sii daayay Sky Sport Italia dhamaadkii 2021, isagoo...

Weight loss

- Advertisement -