KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Madaxweynahs Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sharaxaad ka bixiyay safar uu dhawaan ku tagaayo Dalka Itoobiya gaar ahaan Adis-ababa.

Madaxweynaha Wuxuu sheegay inuu u tagayo shirar muhiim u ah  danaha qaranka Soomaaliyeed sida shirar ay kala gaar-gaar u leeyihiin Midwoga Afrika,Igad iyo Bariga Afrika oo dhamaan Soomaaliya ay xubin ka tahay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in shirarkaasi uu gaarsiin doono  fariimo ku celis ah oo awalba u gudbiyay taasoo ah dacwo ka dhan ah Itoobiya madaama ay ku soo xadgudbeen madax banaanida dhuleed ee Dalkeena.

Advertisement
Previous articleCiidamada Cirka oo sheegay inay amniga Hawada Somalia la wareegi doonaan
Next articleTaliyaha Booliiska oo shir gudoomiyay kulankii Amniga +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here