Advertisement

Askari wiil dhalinyaro ah ku dilay Muqdisho oo la soo qabtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay askari baxsad ahaa markii uu dil ka gaystay Xaafada Jamhuuriya ee degmada Kaaraan. Askarigaan oo ka tirsanaa Ciidamada...

Orad-yahan Cabdi Nageeye oo markii labaad guul gaaray

0
Oradyahamka Soomaaliyeed halse haysta dhalashada Dalka Holland  Cabdi Nageeye ayaa markii labaad  ku guuleystey tartanka Marathon-ka ee Rotterdam. Rokoor cusub ayuu sameeyay madaama uu ku guuleystay  tartanka Marathon-ka Qadar dhan 42. Kiilomitir,...

Sayid Cali Daa’uud oo Maxkamada racfaanka ka soo muuqanaya.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Asbuuca danbe Maalinta Axada hadii Rabi idmo waxaa Maxkamada Racfaanka la soo muuqanaya Sayid Cali Daa'uud oo ah ninkii xaaskiisa gubay. Warqad ka soo baxday Maxkamada Racfaanka ayaa lagu cadeeyay in...

kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka+SAWIRRO

0
Muqdisho, April 14, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah...

Xasan Cali Kheyre  “waqti badan ayaan  geliyay dib u dhiska, tayeynta yo xuquuqsiinta Ciidamada...

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre islamarkaana ah ninka ugu miisaanka culus siyaasiyiinta u hanqal taagaya xilka ugu sareeya ee Dalka ayaa ka hadlay kaalintii uu ku lahaa dhismaha Ciidamada...

Maamulka G/Banaadir oo shir Gudoomiyay kulan Amniga ku saabsanaa+SAWIRRO

0
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar ah oo looga hadlayay dardargalinta sugida Amniga Caasimadda iyo xoojinta...

Colaada Iran iyo Isra’iil oo saameyn badan ku yeeshay duulimaadyadii bariga dhexe

0
Waxaa gabi ahaanba uu hakad ku yimid oo istaagay dhamaan duulimaadyadii diyaaradaha ay ku tagi jireen dalalka bariga dhexe kadib weerarka Iran ku qaaday Israa'iil. Maamulka Yuhuuda ee Israa'iil ayaa hakiyay dhamaan...

Iiraa oo xalay saq dhexe weerartay Israa’iil

0
Dowlada Iiran ayaa Xalay ka dhabeysay oo fulisay weerarkii aargudashada ahaa ee ay ku hanabtay inay ku qaadeyso Israa'iil. in ka badan 100 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayay ku weerareen gudaha Israa'iil...

Dowlada Germany oo Gantaalo Casri ah ka iibineysa Ukrain

0
Jarmalka ayaa gantaalo cusub u diri doona dalka Ukrain iyadoo ciidanku ay ka dagaalamayaan dhanka bari. Jarmalku waxa uu sheegay in uu ku wareejin doono nidaamka difaaca hawada ee Patriot iyo gantaalada,...

Tirada dadka lagu laayay Falastiin 24-Kii saac ee ugu dambeysay

0
Xafiiska warbaahinta Gaza ayaa sheegay in 19 ay ku dhinteen in ka badan 200 oo kalena ay ku dhaawacmeen lix weerar oo waaweyn oo ciidamada Israa’iil ay ka fuliyeen xerada qaxootiga...

Weight loss

- Advertisement -