Advertisement

Odayaashii reer Muqdisho ee isku xilqaamay xalinta colaada Laascaanood oo maanta Hargaysa ka dhoofay

0
Odayaal Dhaqameed muddo saddex billood ah Hargaysa u joogay xal u helista colaada Laascaanood, ayaa maanta dib Muqdisho ugu laabtay. Odayaashan oo hore uga soo kicitimay magaalada Muqdisho ayaa muddo bilo ah...

Guddoonka labada Aqal oo Guddiga dib u eegista Dastuurka ku wareejiyay Nuqulada heshiiskii Golaha...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo...

Madaxweyne William Ruto oo Digniin culus kasoo saaray Dibadbaxyada

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo digniin adag u jeediyay mucaaradka ayaa sheegay “in dibedbaxyo aysan ka dhici doonin dalka, midkii ay u qorsheeyeen Arbacada ma dhici doono.” Waxa uu taageerayaashiisa kula hadlayay...

Duqa Muqdisho oo soo saaray Baaq la xiriira dhismaha waddooyinka Burbursan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21 Oktoobar ee degmada Waaberi, kaas oo muhiim u...

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo sheegay in Xukuumadda Nairobi ay ka go’an tahay la dagaalanka...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlay dadweyne isugu soo baxay in uu la kulmo waxa uu u sheegay in Xukuumadda Nairobi ay go’aan ku gaartay sidii ‘AS’ ay...

Gudoonka Golaha shacabka oo xalay la kulmay Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka casho sharafta ah waxaa lagu...

Wararki u danbeeyey Ra’iisal Wasaaraha Isra’iil oo Isbitaal loola cararay

0
Ra’iisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isbitaalka loola cararay, isaga oo baaritaan caafimaad ku maray Isbitaalka Sheba ee magaalada Tel Hashomer Sabtida maanta ah, laakiin xaaladiisu way wanaagsan tahay, sida uu...

Fabinho oo qarka u saaran inuu tijaabada caafimaadka u maro kooxda Al Itihad iyadoo...

0
  Liverpool iyo Al Ittihad ayaa ku dhow inay ku heshiiyaan heshiis 40 milyan ginni ah Reds ayaa Fabinho u ogolaan doonta in uu u duulo Sucuudiga si uu halkaas caafimaad ugu soo...

Iswiidhan oo dhaleecaysay sida bilaysku u fasaxay Tawreed mudaharaad gubanaya

0
Falkan muranka dhaliyay, oo loo qorsheeyay Sabtida, ayaa ku soo beegmay toddobaadyo ka dib markii nin dab qabadsiiyay bogag Qur'aanka kariimka ah oo ku yaalla bannaanka masaajidka weyn ee Stockholm -...

Ra iisal wasaraha Israaiil oo Isbitaal loola cararay

0
TV-ga Channel 12 ayaa sheegay in xabadka uu ka xanuunay balse ma jirto wax cadeyn ah oo arintaas ku saabsan.. Xafiiska Netanyahu ayaa sheegay in la seexiyay Isbitaalka ka dib markii uu...

Weight loss

- Advertisement -