Advertisement

Garoonka diyaaradaha Beledweyne oo Maanta xiran

0
Waxaa Maanta xiran Garoonka diyaradaha Ugaas khaliif ee Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib warqad xalay kaso baxday Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka hiiraan Cali jeyte Cismaan. Muddo Afar Maalin...

Dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood iyo khasaaro ka dhashay

0
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogagga degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro kala...

Maxkamada Ciidamada ayaa xukun ku riday Askar jirdil u geystay nin baahiyaha gaarka ah...

0
Waxa aheyd dhacdo la yaab leh oo ay dhacday bilo ka hor kadib askar si arxan daro ah u jir dileyn mid kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qabo hase ahaate...

MW Xasan Sheekh oo Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee QM

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghaya guud...

MW Deni oo Guddoon cusub u magacaabay Gobolka Nugaal.

0
Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddoomiye iyo ku xigeennadiisa u magacaabay Gobolka Nugaal kaddib markii uu xilka ka qaaday Guddoonkii hore ee Gobolkaas sida lagu sheegay war kasoo baxay...

DG Hir-Shabeelle & Howlgalka ATMIS oo kawada hadlay Ammaanka Garoomada Diyaaradaha.

0
DG Hir-Shabeelle & Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ATMIS ayaa kawada hadlay xoojinta Amniga Garoomada Diyaaradaha deegaannada Dowlad-Goboleedkaas maadaama ciidanka AU-da ay mas’uuliyad ka saaran tahay. Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed...

Ahlu Sunna Waljamaaca oo Guriceel kaga dhawaaqday iney u diyaar garoowday la dagaalanka Al-shabaab

0
Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee fadhigoodu yahay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqay iney ka qeyb qaadanayaan wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo ay wado...

SSC-Khaatumo oo sheegtay in ciidamada Somaliland duqayn aan kala sooc lahayn ka gaysteen Laascaanood

0
SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay Laascaanood ka gaysteen duqayn aan kala sooc lahayn oo sababtay dhimasho dad shacab ah iyo burbur. "Maleeshiyaadka Somaliland waxay soo celiyeen duqayn toodii aan kala...

Burbur ka dhashay Madaafiicda Somaliland ku garaacday Laascaanood

0
Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa madaafiic culus ku garaacaya xaafaddo ka tirsan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Bari, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen saldhigyo ciidanka SSC ay ku leeyihiin meel ku...

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamada Wagner oo aad ugu dhow Caasimadda Moscow

0
Maanta dhan ciidamada Wagner ayaa u muuqday kuwo dhanka waqooyiga ka soo galaya Moscow. Goor sii horreysay, barasaabka gobolka Lipetsk, oo koofur u jira Moscow, ayaa xaqiijiyay in Wagner ay kasoo gudbeysay...

Weight loss

- Advertisement -