Advertisement

Hay’ada Qaxootiga iyo Barakacayasha faderaalka iyo Maamul Goboleedyada oo kulmay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo shir la yeelatay madaxda Hay’adaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. Shirka oo ku qabsoomay qaab fugaan arag ah (ZOOM Meating) ayaa waxaa...

Taliye Sulub oo Caawa la afuray Agoonta Booliisku

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa la afuray Caruurta agoonta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, waxana uu afurkaasi ka dhacay Xarunta Bar baarinta Caruurta agoonta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Mahadsanidiin XAFIISKA WARFAAFINTA & XIDHIIDHKA...

Nin Xaaskiisa dilay oo isna la toogtay

0
WALA-WEYN (DAYNIILE.COM)-Magaalada wala-weyn waxaa maanta ka dhacday in ciidamada Booliisku dileen nin gacan ku dhiigle ahaa. Ninkaan gacan ku dhiiglahaa ayaa dilay xaaskiisa Zeynab Xuseen Cumar oo afar caruur ah u dhashay...

Ciidamada Xoogga oo howlgal ka fuliyay Gobolka Bakool

0
XUDUR (DAYNIILE.COM)-Milatariga Somalia gaar ahaan Guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa manta Howlgalo ka fuliyay deegaano hoods taga Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed. Tuulooyinka ay ciidamadu weerarka ka fuliyeen ayaa kala ah...

Somalia oo ka qeybgashay Shirka Baarlamaannada Adduunka+SAWIRRO

0
Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeybgalay Shirka 148-aad ee Baarlamaannada Adduunka "Inter-Parlaimentary Union" Waxaana qeyb ka ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS...

Wasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay Wakiilka Somalia ee QM+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, kulankaan ayaa ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Saraakiil sar sare oo la hadashay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Deegaanka Bariire+SAWIRRO

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle, madaxa hoggaanka howl-gelinta ee CXD G/Dhexe Cali Aadan iyo Taliyaha Guutada 14-ka October G/Dhexe Nuur Maxamed Gaabow ayaa gaaray deegaanka...

Meydka Senator C/risaaq M. Xareed oo maanta la aasay+SAWIRRO

0
COLUMBUS (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka lagu aasay Rabi ha u naxariistee Senator C/risaaq Maxamed Xareed oo ka tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaaanka Soomaaliya. Jaaliyad Soomaalida ee reer Columbus...

Mucjisadda Qur’aanka (Caloolaha Shinida)

0
Suuradda Al Naxli. Markii Shinidda laga Hadlayay Lama dhihin Caloosheeeda ee Aayaddu waxa ay leedahay Caloolaheeda. Su'aal ( F.S:1aad) Fiirii,Suuratu Al Naxli Aaayadda 6aad. (F.M:2aad) Muuddo dheer ayaa Culimaddii hore is weeydii jireen,...

Madaale iyo Al-cadaala oo ka qeybgalay banaan-bax lagu taageeraayo ansixinta dastuurka+SAWIRRO

0
Muqdisho, 25 March 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kumanaan ka tirsan Shacabka Gobolka Banaadir ee Caasimadda Muqdisho kala qeyb-galay Banaanbax ay ku...

Weight loss

- Advertisement -