Advertisement

Wasiirka Fiqi oo ka qebgalay shirkla Carabta

0
Wasiirka Arimaha Dibadda Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ka qeyb galay kulanka saddaxaad ee madasha dhaqaalaha iskaashiga carabta, wadamada Aasiyada dhexe iyo jamhuuriyada Azerbaijan kaas oo ka dhacay magaalada Dooxa ee...

Wadamada Carabta oo Dowlada Somalia ku taageeray diidmada heshiis beenaadkii Itoobiya & maamulka Somaliland

0
Doha (SONNA): -Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa maanta lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, iyadoo laga wada hadlay...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida Dr. Maxamed Xuseen Cabdi (Xaaji Buube)

0
Inaalilahi Wainaa ilahayhi raajicuun Guddoonka Golaha Shacabka BJFS Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka dhamaan Shaqaalaha Baarlamaanka Waxay tacsiyadeenayaan Allh unaxariistee Geerida ku timid Dr Maxamed Xuseen Cabdi (Xaaji Buube) Oo ku geeriyooday...

Nin seef ku hubeysan oo wiil 14 jir ku dilay London

0
LONDON (DAYNIILE.COM)-Subaxnimadii saakay oo lagu jiray saacadaha mashquulka badan iyo xiligii waxbarasho aadka, jidka jabaqda ee Sida BBC-du sheegtay xaafada waqooyiga bariga London waxaa saaka weerar Rooreey ama seef lagu dhibaateeyay dhowr...

Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyada kula kulmay Taliyaha Sirdoonka Turkey+SAWIRRO

0
Abriil 30, 2024: Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga Mudane Ibraahim Kalin. Madaxweynaha ayaa muujiyay in doorka...

Ciidamada Badda Somalia oo dhoolatus sameeyay maanta iyo Xamze C/Barre oo goob joog...

0
Muqdisho, 30, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay muhiimdda ay leedahay in la kobciyo awoodaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan,...

Taliye Ibrahin Sh,Muxudiin oo Xamar kula hadlay ciidamo ka tirsan kumaandooska Gor-Gor+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta Muqdisho kula hadlay Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya gaar ahaan ururka 1-aad Guutada 17-aad ee Kumaandooska GorGor XDS. Taliyaha ayaa ciidamada...

Taliyaha Sirdoonka Turkey oo Muqdisho soo gaaray

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo galabta ah Muqdisho soo gaaray Taliyaha sirdoonka Dalka Turkey Ibrahin Kalim. Taliyaha waxaa lagu wadaa inuu madaxtooyada Kula kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh,Ra'iisulwasaare Xamze  iyo Taliyaha Sirdoonka...

XOG: Imisa ayay Xasan Sheekh ku qaadan kartaa dib u habeynta ciidamada iyo wajiga...

0
Waxaa si weyn u socda qorshe Madaxweynaha Soomaaliya uu wado taasoo ah dib u bilaabida dagaaladii ka dbanka ahaa Alshabaab gaar ahaan wajiga labaad. Madaxweynaha ayaa dhawaan tagay Ceel-dheer iyo Xarardheere halkaasuu...

Madaxii sirdoonka Alshabaab oo Gobolka Mudug lagu qabtay

0
Ciidamada deegaanka ee koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ahaa madaxii sirdoonka Khawaarijta, kaas oo lagu magacaabo Farxaan Shalaange, ninkaan ayaa sheegay in uu sahan...

Weight loss

- Advertisement -