Advertisement

C/raxman C/shukuur oo sheegay inay wali u taagan yihiin Maqaamka Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/raxman C/shukuur Warsame oo ka hadlayay dhacdo naxdin lahayd oo shalay ka dhacay Magalada Muqdisho taasoo ahayd in nin dhalinyaro ah ay ciidamada Dowladu si bareer ah ugu toogteen...

Dowlada Somali oo ka qeybgashay aaska iyo tacsida Madaxweynihii 2aad ee Tanzania

0
Zanzibar, 3 March 2024: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu Jasiiradda Zanzibar...

DAAWO: Maxkamada Ciidamada iyo Nin ku eedeysan inuu baraha bulshada ku taageero Alshabaab

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Maxkamada Ciidamada la soo taagay nin dhalinyaro ah oo ku eedeysan inuu baraha bulshada ka taageero Alshabaab islamarkaana uga hanjabo shacabka isagoo adeegsanaya cinwaano iyo magacyo. Dacwad ooga ayaa...

DAAWO: Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Turkey

0
ANKARA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo wali ku sugan Dalka Turkey ayaa maanta la kulmay dhigiisa Dalka Turkey Recep Dayyip Erdogan. Labada Madaxweyne waxay isla soo qaadeen xiriirka walaalnimo ee labada...

Wasiir sheegay in heshiiskii Tukiga uusan wax xiriri ah la lahayn khilaafka Itoobiya kala...

0
Wasiiru dawlaha arimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa ka hadlay kuna celiyay in heshiiskii Somalia ay la gashay Turkiga uusan wax xiriir ah la lahayn khilaafka Somalia iyo Itoobiya. "...

Wariye caan ka ah Kashmir oo mar kale Xabsiga la dhigay

0
KASHMIR (DAYNIILE.COM)-Wariye Caasif Suldaan oo u dhashay Kashmir ayaa dib loo xiray maalmo kadib markii la sii daayay. Caasif Sultan, oo ahaa tafatirihii hore ee majaladda Sheekada Kashmiir, ayaa mar kale lagu...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Falastiin

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay Israa’iil weerartay teendho ay degganaayeen dad barakacayaal ah oo ku dheggan albaabka isbitaal...

Kulankii Baarlamaanka maxaa maanta looga hadlay+SAWIRRO

0
Muqdisho,02-March-2024; Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 20aad Kalfadhiga 4aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Kulanka...

Maxkamada oo looga yeeray Sayid Cali maalinta sedexaad

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qoraal u yeeris maxkamadeed ah ayaa ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir taasoo markii sedexaad muddeysay in Maalinta Arbacada ah 06-03-2024 Maxkamadda la horkeeno eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo loo...

Dagaal xooggan oo Dowlada iyo Alshabab ku dhexmaray duleedka Baydhaba

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay duleedka Magaaladaasi Baydhabo saacadihii la soo dhaafay. Dagaakaan ayaa u dhexeeyay Ciidamada Dowlada...

Weight loss

- Advertisement -