Warsaaxafaadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee Atmis ayay ku shaaciyeen in  iyagoo garab ka helaya Milatariga Soomaaliya ay Alshabaab ka saareen  Duurka deegaanka Cali-fooldheere ee hoos taga Degmada Mahadaay Gobolka Sha.dhexe.

Deegaankaan oo mudo bil ah ay ku go’doonsanaayeen Dagaalamayaasha Alshabaab islamarkana ay ka dagaalamayeen ayaa ugu danbeyn iminka laga saaray .

Advertisement

Hadaba warsaxaafadeedka Taliska Atmis ayaa sidaan u qornaa:-

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here