MUQDISHO  (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka iyo nabad sugida qaranka NISA ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ku eedeeyaan inay Alshabaab ka tirsan yihiin islamarkaana dil gaysteen.

4-tii bishaaan ayaa Muqdisho lagu dilay Nabadoon Cabdi Kaduud waxaana NISA ku eedeysay dilkaasi inay ka danbeeyeen labada nin.

Advertisement

NISA ayaa soo bandhigtay mid ka mida labada nin oo dhanka Alshabaab looga yaqaan Yoonis inkastoo magaciisa saxdaa uusan ahayn.

Yoonis ayaa ku dhashay Hargeysa wuxuuna ku biirey Alshabaab bartamihii 2023 inkastoo ugu danbeyyn .
hada la soo qabtay .

Yoonis oo la wareystay ayaa Tv-ga Qaranka u sheegay inuu Jilib gaaray markii uu ku biiraayay Alshabaab halkaaso uu tababarkana ku soo qaatay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleTababar Baydhaba loogu soo xirey Saraakiil ka tirsan Milatariga
Next articleDab khasaare badan gaystay oo ka kacay suuqa Bak+SAWIRRO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here