Ciidamada Nabad sugida iyi sirdoonka NISA ee Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyeen inay qabteen qof ajanabi ah iyo agab isugu jirey walxaha qaraxa laga sameeyo iyo Kumbuutaro gaari lagu waday.

Saraakiisha NISA waxay warbaahinta u sheegeen in ninka Ajnabiga ah oo u dhashay Dalka Uganda iyo agab-kaba loo waday dhanka Alshabaab islamarkana ay qabteen gaari lagu waday iyo dadkii howshaasi ku lugta lahaa oo tiradooda ay ku sheegeen 8 ruux.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo Muuqaal warbixinta oo dhameystiran:-

Previous articleTaliyaha guutada 24-aad oo deeq daawo ah ku wareejiyay Isbitaalka Guud ee Degmada Ceeldheer
Next articleSirta ku hoos duugan dhulka SSC Khaatumo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here