Caddalle (dayniiile.com)-Dowlada Soomaaliya ayaa ku baxday beelihii ku dagaalamayay deegaano hoos taga magaalo xeebeedka Caddale ee Gobolka Sh.dhexe Sida uu goor dhaw shir jaraa’id ku sheegay Afhayeenka Booliiska Sadiiq Doodishe

Af-hayeenka wuxuu sheegay in maleeshiya beeleedka la kala dhex dhigay ciidamo Booliis ah oo ka kala socda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedka Hirshabelle.

Advertisement

“waxaan rajeyneynaa in waan waan intaas ka sii xoog badan la galiyo beelaha isla markaana aysan dib danbe usoo laaban dagaaladii iyo is dilkii “ayuu yiri Afhayeenka

Sidoo kale Afhayeenku wuxuu xusay inay Booliisku diyaar u yihiin inay kaalintooda ka qaataan joojinta colaadaasi iyo dhex dhexaadinta walaalaha dirirtu u dhexeeyso.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo Sheegay In La Hayo Askeri Nin Odey ah  Dilay. | WARSOM.COM - Wararka Soomaaliya,warka soomaaliya,Somalia News

Previous articleMadaxweyne Xasan oo ka soo guuray Dhuusa-mareeb
Next articleGabar Soomaali ah oo loo xirey Taageere ay u muujiyeen Falastiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here