Muwaadin Soomaaliyeed ayaa sheegtay inuu guursaday sedex Gabdhood oo u dhashay Dalka Maroko sida lagu baahiyay Universal TV.

Ninkaan oo lagu magacaabo C/raxmaan Qanyare ayaa sidoo kale Tvga Universal  u sheegay in Rag badan oo Soomaali ah lagu dhacay Marooko

Advertisement

“Guurka Gabdhaha Maroko kama sahlana  kan gabdhaha Soomaalida”ayuu yiri C/raxmaan Qanyare

Previous articleIntee gaarsiisan yahay awooda Dowlada Somalia ee Maamulida hawadeena
Next articleDagaal Beeleed khasaare nafeed gaystay oo ka dhacay xadka Gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here