MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa qaab cajiba usoo dhaweeyay ama u weyneeyay xuska  12-ka Apriil  taasoo 64 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidamada Milatariga Somalia.

Mudane Saalax Axmed  Jaamac wuxuu hambalyo u direy dhamaan Ciidamada Xoogga ama Milatariga Somalia.

Advertisement

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Wuxuu Hambalyadiiaa ku cabirey Gabay.

Haddaba muuqaal uu iska duubay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo gabay ah ka daawo muuqaalkaan aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweynaha muxuu ka yiri maalinta 12-ka Apriil
Next articleCol.Baakaay “Argagaxisada dalka aan ka saarno sidii wiilal inagoo kale ahaa  gumeystihii dalka uga saareen”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here