Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa isku urursaday deegaano ka tirsan Gobolka Geddo halkaasoo ay ka bilaabeen dhaq dhaqaaqyo Ciidan.

Sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye Dagaalamayaasha Alshabaab waxay dhaq-dhaqaaqyada ka wadaan deegaanka Yurkud ee Gobolka Gedo halkaasoo ay iyagu maamulaan.

Advertisement

Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Juballand ayaa dhankooda sheegeen inaay la socdaan isku dayada Alshabaab iyo is urursigooda.

Dagaalamayaasha Alshabaab waxay qorsheynayaan inay weeraro ku qaadaan fadhiisimaha ciidamada Dowladad iyo kuwa Maamulka Jubaland  sida wararkaani tibaaxayaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here