Muqdisho (dayniiile.com)-Dab aad u xooggan ayaa caawa ka kacay Xalane oo ah Xarunta ugu weyn Muqdisho ay ku leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika iyo guud ahaan ajaanibta reer Galbeedka iyo safaaradaha.

Waaxda Dab-damiska Gobolka Banaadir ayaa u gurmaday kuwaasoo ku dhawaad 5 saacadood ay ku qaadatay inay ku guukeystaan daminta debkaasi.

Advertisement

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah wiilasha waaxda Dab-damiska Gobolka Banaadir waxay gaareen xalane maqribkii Caawa dabkana way la tacaalayeen ilaa iyo saqdii dhexe  ee caawa 11-ka oo daqiiqado dhiman,markasoo ugu danbeyna ay ku bakhtiijiyeen.

“Alle kasokow dadaal dheer oo ay bixiyeen geesiyadeena ayaan caawa ku guuleysay daminta dab aad u xooganaa kaa oo ka dhacay gudaha xalane qeybta EUCAP”ayaa lagu yiri war qoraal ah oo la soo dhigay barta Facebook waaxda gurmadka xegdega ee Gobolka Banaadir.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COMMay be an image of 1 person and fireMay be an image of fire and lightingMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and fireMay be an image of 1 person, lighting and fireMay be an image of 1 person, fire and lighting

May be an image of 1 person, lighting and fireMay be an image of 1 person and fireMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and fireMay be an image of fireMay be an image of fire and lightingMay be an image of 1 person, fire, lighting and foundryMay be an image of 3 people, fire and lightingMay be an image of 1 person and fireMay be an image of fire and lightingNo photo description available.May be an image of fireMay be an image of 16 people

Previous articleWasiirada Ganacsiga Somalia iyo Turkey oo ka wada haleen heshiisyo hore loo gaaray
Next articleDowlada oo ka hadashay arinta Nageeye Cali Khaliif

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here